Dowlad shacabkeeda ka mamnuucday Facebook & sababta ka dambeysa

Militariga la wareegay dalka Myanmar ayaa shacabka dalkaas ka mamnuucay adeegsiga aalada Facebook kadib maalmo markii ay afgembi kula wareegeen dalkaasi. Talaabadan ayaa timid ka dib markii dadka wadankaas qaarkood ay bilaabeen iney facebook ku wadaagaan fariimo iyo abaabul ka dhan ah milateriga xukunka la wareegay. Masuuliyiinta ayaa sheegaya in adeegsida baraha bulshada ay qayb … Continue reading Dowlad shacabkeeda ka mamnuucday Facebook & sababta ka dambeysa